Madaxweyne Erdogan oo qashin ku daray Warqad uu Madaxweyne Trump usoo qoray !!

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka carooday warqad uu Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump usoo qoray 9-kii bishan, warqadan ayaana qaabkii ay u qorneyd layaab ku noqotay Erdogan. Xubno katirsan Madaxtooyada Turkiga aadna ugu dhaw Madaxweynaha ayaa Warbaahinta u sheegay in Madaxweynaha uusan la dhicin sida ay u qorneyd warqada uuna ku tuuray qashin qubka. … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo qashin ku daray Warqad uu Madaxweyne Trump usoo qoray !!